Khudbaddan waxa uu sheekhu kaga hadlay dhibta iyo Rafaadka lala soo maray dacwadda diinta laga soo Nabiyadii laga soo gaadho culimada.

Sunnada Ilaahayna waxa aay tahay in uu garab galo dadka xaqa ku taagan, kuwa cadawgooda ahna uu dhagartooda fashiliyo, dhagartay dhigeenna ay dib u eersadaan.

Horey Somalidu u tiri ” bohol hadimo ah ha qodin, ku dhicdoontaana mooyee”

Dhagaysi Wacan.

Halkan ka dhagayso kana Akhriso Gabayga: Kaniisaduhu Qiil maleeyiin. Halkan Riix

 

NoNamePlaySizeLengthDownload
1dhagarta xun ciddii maleegta ayuunbaa eersata 10.95 MB 47:47