Halkan waxa aad ka baran doontaa Casharo ku saabsan sooyaalkii Cusmaan binu Cafaan, iyo Cali binu Abii Daalib oo ahaa labadooduba hogaamiyayaashii u cadcadaa uguna tariikh wacnaa sooyaalkii muslimiinta, marka laga yimaado Abu Bakar iyo Cumar Binu khaddaab oo uu hore sheekhu usoo dhigay.